Madaxweynaha Jubbaland Oo Qaabilay Xubnihii Aqalka Sare Ee Maanta La Doortay

Thursday October 21, 2021 - 17:07:31
0 Comments
24
Ahmed Rajaa
KISMAAYO

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa qaabilay xubnaha cusub ee loo doortay Aqalka Sare een Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ah xubnihii ugu dambeeyay ee laga sugayay Jubbaland.

1-Xasan Daahir Yarow
2-Ibraahim Aw-gaab
3-Laylo Nuur Maax
4-Maryan Faarax Kaahiye

Madaxweynaha Jubbaland ayaa xubnahan ku booriyay inay si wanaagsan oo danta dalka iyo dadka ku jirto ay u gutaan waajibaadka maanta loo doortay, isla markana sida ugu wanaagsan ay u matalaan Jubbaland.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment