Guddiga doorashada Jubbaland Oo Shaaciyay In La Qabanayo Doorashada 16-ka kursi Ee Taalla Garbahaarey

Tuesday March 15, 2022 - 23:28:21
0 Comments
309
JUBBALAND

Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay in doorashada 16-ka kursi ee taalla magaalada Garbahaarey lagu qabanayo muddo labo todobaad gudahood ah.


Qoraalka ay soo saareen guddiga laguma caddeyn inay ka dhaceyso Garbahaarey oo aheyd deegaan doorashada labaad ee Jubbaland, iyadoo wararka qaar sheegayaan in Jubbaland qorsheynayso in doorashada kuraastan lagu qabto meel Garbahaarey ka baxsan.

AKHRISO QORAALKA

Related Items


Leave a comment