Qaar kamid Ah Dadka ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Oo Aragtidooda Ka Dhiibtay Musharax Madaxweyne Dani

Sunday March 20, 2022 - 23:31:54
0 Comments
348
MUQDISHO

Qaar kamid ah dadka kudhaqan caasimada dalka muqdisho ayaa aragtidooda ka dhiibtay manta warbaahinta muqdisho, iyagoo ka simanaa in uusan musharax madaxweyne Siciid dani xilkaas qaban Karin.


Iyagoo tusaalle u soo qaatay dagaalo dhawaan ka dhacay magaalada bosaaaso kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada puntland iyo kuwa PSF waa say hadalka u dhigeene.


Dadweeynaha oo Aragtidooda siiwata ayaa tilmaamay in uu yahay Mudane Dani nin xanaaq dhaw islamarkaasna uusan wadi kari dowlad soomaaliyeed.


Marka laga tago hadalka dadweynaha magaalada muqdisho madaxweynaha puntland Siciid c/laahi dani ayaa wax badan ka qabtay degaanada puntland sida waxbarashada, kaabayaasha dhaqaalaha, Aminga iyo dhimaha wadooyinka puntland.


Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment