Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo Oo Soo Gaaray Magaalada Galkacyo.

Tuesday April 26, 2022 - 13:42:45
0 Comments
313
GALKACYO

Wafdi Uu Hogaaminaayo Kusimaha Madaxweynaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa safar ku soo gaaray Gaalkacyo.


Iyadoona siweyn ay u soo dhaweeyeen Maamulka degmada Gaalkayo ee Puntland, Saraakiisha Ciidamada iyo Bulshada ku dhaqan galkacyo.


Safarka madaxweyne kuxigeenka ku weheliya Guddiga uu dhawaan u Magacaabay baaritaanka weerarka lagu qaaday Guriga Nabadoon yasiin C/samad.


Arintaan ayaa ku soo Aadaysa xili shalay Madaxweyne deni ka hor yimid Xil lawareegida Axmed Karaash iyo magacaabista uu sameeyay, isagoona ku tilmaamay mid Aan wafaqsanayn dastuurka puntland.

 

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment