Gudomiyaha Ku-meel-gaarka Ee Golaha Shacabka,Oo Caawa Makii Ay Soo Gaba Gaboowday Doorashada La Hadlay Warbaahinta (DHAGAYSO)

Thursday April 28, 2022 - 23:43:36
0 Comments
363
MUQDISHO

Gudomiyaha Ku-meel-gaarka ee Golaha Shacabka, Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed Liibaan (Dhabancad) ayaa Caawa makii ay soo gaba daboowday doorashada gudoonka golaha shacabka la hadlay warbaahinta iyo dhamaan shacabka soomaaliyeed.


Isagoo sheegay inay u hambalyeeynaynaa dhamaan kuwii la doortay iyo kuwii aan la dooran mudane dhabancad ayaa u mahadceliyay Askarta Amniga ee habeen iyo maalinba u taagan sugida amniga,sidoo kale howl wadeenada barlamaanka oo uu u weyn yahay Xoghaye Buux, gudiga qaban qaabada iyo diiwan gelinta mahad gaar ah ayaa u celinaynaa ayuu yiri Mudane Dhabancad.


Gudomiyaha Ku-meel-gaarka ahaa Mudane Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad ayaa yiri Allaha idin barakeeyo Dowladnimada waa noo istaagtay waxa harayna waan dhamaystiraynaa qalbi wanaagsan, iyo anaga oo isku faraxsan wax walba namaanayaan insha’allah.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment