Warbaahinta Meeraysane Oo Hambalyo U Diraysa Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed

Monday May 02, 2022 - 01:31:56
0 Comments
383
Meeraysane.com

Maamulka Warbaahinta Meeraysne.com ayaa Siweyn ula Ciidaya Dhamaan dadka Soomaaliyeed Gaar’ahaan qaybaha kala gedisan ee bulshada.


Hadaan nahay Warbaahinta Meeraysane.com Waxaan u taagan nahay inaan Bulshada soomaaliyeed kala qayb qaadano Wax walba oo la soo gud boonaada.


Maanta oo ah maalinta koowaad ee ciidul fidriga ee bisha Shawaal 1443-hijriya, ayaa laga arkay degaano ka tirsan puntland iyo meelo kaleba.


Gaba-gabadii ciidaan ayaa ku soo aaday Roobabkii Guga oo ka Curtay Gobolo badan oo kamid ah dalka islamarkaasna la filaayo in lagu qaboowsado insha’allah.

Axmed Rajaa

Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment