Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Golaha Aqalka Sare Kulanka Guddiga ka Shaqaynaya Doorashada Madaxwaynaha

Thursday May 05, 2022 - 15:32:34
0 Comments
363
MUQDISHO

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa furay kulankii ugu horreeyay Guddiga isku dhafka ah ee ka shaqaynaya doorashada Madaxwaynaha JFS oo maanta iska dhex dooranaya Guddoomiyaha Guddigaas.


Sidoo kale waxaa kulanka goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow iyo labada Xoghaye ee Baarlamaanka.


Murashaxiinta Xilka Guddoomiyaha.

1.Xildhibaan Maxamed Axmed Beereey

2.Senator Cabdiqani Geele Maxamed.

3.Senator Cabdi Ismaaciil Samatar.

Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka.

1.Senator Ibraahim Owgaab Cismaan

2.Xildhibaan Maxamed Keerow Maxamed

3.Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimuu.


Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment