Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Oo Kulan La Qaatay Ururadda Bulshada Rayidka Soomaaliyeed

Friday May 06, 2022 - 15:48:07
0 Comments
406
MUQDISHO

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay qeybaha kala duwan ee ururadda bulshada rayidka oo kaalin mug leh kaga jira dib u dhiska dalka.


Kulanka ayaa looga hadlay kaalinta ay ururada bulshada rayidka ah ka qaadan karaan arrimaha doorashada madaxweynaha dalka ee dhici doonta 15-ka May.


Guddoomiyaha Golaha Shacabka xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku booriyey uruada bulshada rayidka ah in ay sii laba jibaaraan kaalintooda horumarineed ee dalka.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment