Musharrax Madaxwayne Daahir Geelle Oo Qaatay Shahaadada Musharaxnimo Ee Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya

Sunday May 08, 2022 - 15:50:40
0 Comments
409
MUQDISHO

Musharrax Madaxwayne Daahir Maxamuud Geelle oo is Diiwaangeliyay ayaa qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.


Waa musharrixii labaad ee Maanta isdiiwaangeliya si ay ugu tartamaan doorashada xilka Madaxwrynaha Soomaaliya oo dhici doonta 15 Bishaan oo ku beegan Maalinta Axadda ah ee soo socota.


Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kudaray in uu hiigsanayo 15-ka May inay dhalato dowlad Soomaaliyeed oo guuleysata,taas oo cid walba ay wax ku leedahay.


Musharrax Daahir Geelle oo hadlay ayaa sheegay in ujeedka musharraxnimsdiisa ay tahay in uu soo afjaro isdabayaalka dowlad Soomaaliyeed oo fashilan Maalinta 15 Bisha May oo ay dhici doonto doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment