R/wasaarihii Hore Oo U Taagan Xilka Musharaxnimada Madaxweynanimada Dalka (dhagayso)

Wednesday May 11, 2022 - 16:12:00
0 Comments
394
MUDISHO

Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha dalka waxaa ka mid mudane xasan cali khayre oo horay u soo noqday R/wasaaraha dalka .


Mudane khayre R/wasaarihii hore ayaa tilmaamay in uusan xildhibaanada hortooda imaan doonin hadii uusan ka dhabaynin wax yaabaha uu sheegay.


Waxyaabaha uu sheegay mudane khayre ayaa waxaa ka mid ahaa in uu dhaqaalaha dalka gaarsiin doono $ 2-bilyan oo doolar.


Sidoo kale R/wasaarihii hore ayaa sheegay in inuu xasaanada xildhibaana, gunadooda , islamarkaasna caymis Caafimaad oo lacag la’aan ah siin waayo hortiina ma’I maan doono.


Sikastaba ha noqotee R/wasaarihii hore Mudane Khayre ayaa ah Musharax tageero ku leh bulshada soomaaliyeed.

 Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment