Warbaahinta Caalamka Oo Hadal Haysa Dilka Wariye Ka Tirsanayd TV-ga AL-Jazeera

Friday May 13, 2022 - 22:29:01
0 Comments
465
RAMALAH

Waxaa Siweyn Loo hadal hayaa dilka Wariye Shireen Abu Akleh oo ka tirsaneeyd TV-ga Aljazeera oo arbacadii ay dileen ciidamada Israa’iil gaar’ahaan magaalada jinayn, sida uu sheegay maamulka Telefishinka Aljazeera.


Gabadhaan wariyaha ah ayaa ahayd falastiini lakiin waxaa la sheegay inay ahayd kirishtaan in kasta oo ay mudo 25-sano ahayd u shaqaynaysay TV-ga Aljazeera qaybta carabiga, iyadoona la sheegay inay jirtay 51-sano.


Maanta oo jimce ahayd ayaa meydkeeda loo qaaday Kaniisadalakiin taas waxaa ka dhay inay isku dhacaan Shacabka falastiin iyo ciidamada israil.



Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment