Guddoonka labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo kulan La Qaatay Gudigga Qaban-qaabada Doorashada Madaxweynaha JFS Iyo Sarkiisha Sare Ee ATMIS.

Saturday May 14, 2022 - 16:11:57
0 Comments
456
MUQDISHO

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa manta waxay kulan Amniga ku saabsan la yesheen gudigga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.


Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume.


Sidoo kale kulanka waxaa ka qayb-galay Taliyaha Guud ee Ciidanka Police-ka Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Police-ka Soomaaliyeed.


Kulanka ayaa saraakiisha lagu Amray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashadu ku dhacdo si Nabad-galyo ah.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment