Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Hambalyo Ku Aaddan Xuska 15-May U Diray Dhalinyarada Soomaaliyeed

Sunday May 15, 2022 - 20:43:46
0 Comments
440
MUQDISHO

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan xuska May 15 Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed, oo ku beegan sanad-guurada 79-aad ee aas-aaskii Golahii Dhalinyarada Soomaaliyeed (SYL) u diray dhallinyarada guud ahaan.


Dhallinyaradii SYL waxay naf, maal iyo maskaxba u soo hureen xorriyadda dalkeena.


"Maanta waxay ku suntan tahay maalin taariikhi ah, halgan iyo dadaal loo soo maray dadkeenna iyo dalkeenaba, waxaan dhalinyarada Somaaaliyeed u rajeynaa guul meel walba ay joogaan”. ayuu yiri guddoomiyaha golaha shacabka.


Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment