Afar Musharax Keliya Oo U Soo Gudbtay Wareega Labaad Ee Codeynta Madaxweynaha

Sunday May 15, 2022 - 21:08:44
0 Comments
373
AFISYOONI

Wareegii kowaad ee doorashada madaxweynaha ayaa ku soo dhamaatay si nabad ah, iyadoo intii badnayd Musharixiinta ay ku hareen wareega 1-aad.

Waxaa wareega 1-aad ku soo baxay 4-musharax oo kala ah madaxweynaha iminka talada haya farmaajo, Xasan sheikh, Xasan cali khayre, iyo musharax siciid c/laahi dani kuwaas oo kala helay sidan.

1-Saciid Cabdullaahi Deni 65-cod
2-Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 59-cod
3-Xasan Shiikh Maxamuud 52-cod
4-Xasan Cali Kheyre 47-cod

Sikastaba ha noqotee waxaa tartanka ka haray Musharaxiin misaan ku lahaa siyaasada oo la saadaalinayey iney wareega labaad u gudbi doonaan kuwaas oo ay ka mid yihiin Shariif Shiikh Axmed oo helay 39 cod iyo C/raxmaan C/shakuur oo isna 15 cod helay.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment