Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Oo Kulan La Qaatay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Shariif Sheekh Axmed .

Wednesday May 18, 2022 - 14:18:32
0 Comments
478
MUQDISHO

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed.


Kulankaan labada masuul ayaa ahaa mid looga hadlayey xaaladda dalka uu ku jiro iyo sidii la iskaga kaashan lahaa in dalka laga gudbiyo xilligaan kala guurka ah.


Waxana kulanka sidoo kale qayb ka ahaa masuuliyin katirsan Dowladda federalka soomaaliya, iyadoo ay ku soo aaday xilli barlamaanka federalka ay doorteen madaxweyne Xasan shiikh .


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment