R/Wasaaraha XFS Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland

Wednesday May 18, 2022 - 14:29:13
0 Comments
438
MUQDISHO

R/Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada hadleen geba-gebada howshii doorashada dalka ee guushah ku soo dhammaaday.


Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyay sidii uu hoggaamiyay howshii doorashada dalka iyo dhabar adeygii uu muujiyay si uu uga miro dhaliyo doorashadii dalka oo ku soo dhammaaatay si nabad ah.


Si kastaba hanoqotee dalka ayaa la filayaa in todobaadyada soo socda loo sameeyo R/wasaare Cusub oo soo dhisa Xukuumad cusub.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment