Golaha Wasiirrada XFS Oo Maanta Ansixiyay Hindisayaal dhowr Xili Dowladii Hore Ay Dhacday

Thursday May 19, 2022 - 15:06:13
0 Comments
428
MUQDISHO

Shirka Golaha Wasiirrada XFS ayaa waxaa maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, iyadoo lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda dalka.


Sidoo kale kulankan ayaa waxaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka kalluumeysiga iyo Siyaasadda maamulka howlaha hay’adaha samafalka Islaamiga ah.


Shirkaan Golaha wasiirada ayaa ah kii ugu horeeyay oo ay yeeshaan Golaha wasiiradakadib markii 15-may la doortay madaxweyne cusub kaas oo aan Si rasmi ah aan ula wareegin xilka madaxtinimo ee dalka.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment