R/Wasaaraha XFS Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal

Wednesday November 24, 2021 - 16:34:27
0 Comments
10
Ahmed Rajaa
MUQDISHO
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro.

R/wasaaraha ayaa guddoomiye Cirro kala hadlay toosinta iyo hufnaanta doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka iyo xaqiijinta in aan cidna lugu xadgudbin.

Xukuumadda uu hoggaamiyo Rooble ayaa horay u balan qaaday in ay dalka ka dhaceyso doorasho xor iyo xalaal ah.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment