Madaxweynaha Puntland Oo magacaabay Guddoomiye Ku-Xigeenka 1-aad Ee Gobolka Bari

Wednesday November 24, 2021 - 17:15:45
0 Comments
11
Ahmed Rajaa
GAROOWE

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 45 ee November 24, 2021 kuna saabsan magacaabid guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee Gobolka Bari.


Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Markuu tixgaliyay: Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Maxamed Dalmar Bile loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka

2-aad ee Gobolka Bari.2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa magacaabay Taliye kuxigeeno police-ka Gobolada Nugaal Iyo Bari

Related Items


Leave a comment