GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO U AMBABAXAY DALKA NETHERLANDS.

Sunday October 09, 2022 - 12:47:40
0 Comments
458
Khadar Weyrah
By Khadar Weyrah
By Khadar Weyrah
Meeraysane Media:
Waxaa maanta magalada Muqdisho ka dhoofey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), Asaga oo ku sii jeeda wadan Netherland safarka Gudoomiyaha ayaa daaran howlo shaqo oo halkaa ooga bilaaban doona.

Gudoomiyaha ayaa waxaa garoonka ka sagootiyey xog'haya guud ee Baarlamaanka JFS Mudane Abdirixman Maxamud Abdulle (Jaabiri) iyo masuuliyiin kale.

Guddoomiyaha ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Netherland waxaa uu la kulmi doonaa dhigiisa dalkaas, isagoona kulamo la qaadan doona Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaasi.

Related Items


Leave a comment