Dowlada Hoose  Magaalada Galkacyo Oo Bilaawday Sidii Loo Banayn lahaa  Daadadka Fadhiya Magaalada.

Monday November 13, 2023 - 17:30:46
0 Comments
145
ahmed raajaa
Galkacyo

Bilowgii bishan gaar,ahaan 4 november ayeey aheyd markii roobab xoogan ay ku hooreen magaalada galkacyo ee xarunta gobolka mudug.

Roobkaas mahiigaanka ah ayaa barakiciyay dad badan oo ku noolaa xaafado kala duwan oo ka tirsan magaalada galkacyo.

Iyadoona dowlada hoose ee  magaalada ay biloowday sidii biyahaas looga banayn lahaa wadooyinka iyo goobaha kale ay xireen.   

Sikastaba ha noqotee horay ayaa xubnaha sadaasha hawada ee DFS uga digeen  in dadweynaha ay fogadaan meelaha biyo fadhiiisiga ah iyo xeebaha dalka.

Meeraysane.com
Galkacyo

Related Items


Leave a comment