Xulka Qaranka Kubada Cagta Somaaliya

Wednesday November 22, 2023 - 14:38:46
0 Comments
222
ahmed raajaa
MUQDISHO
Ciyaaryahada dalka soomaaliya ayaa waxaa ay sanadahaan danbe u muuqdaan kuwo Mooral ahaan u soo dhismaya kadib markii xulka 17-sanada ay ku soo guulaysteen cup-kii ander 17 .

Gebi ahaanba waxaa isbedelay qaab ciyareedkii xulka soomaaliya, iyadoo ay ku soo biireen dhalinyaro ku barbaartay dibaha .

Hadii ay helaan dhalinyarada kubada cagta dalkeen garoomo caalami ah iyo adeegyada ay u baahan yihiin waxaa hubaal ah in sharafta soomaaliya ay kor u qaadayaan insha,allah. 

Ahmed Max,ed Rajaa
Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment