Dersiga Jimcaha Maanta Oo Ka Hadli doona Dahabka iyo Fiddada dhagaysi wacan.

Friday December 01, 2023 - 00:09:26
0 Comments
102
ahmed raajaa
MUQDISHO
Jimce wanaagsan meelkasta oo aad joogtaan maanta casharkaan waxa uu ka hadlayaa dahabka iyo fiddada oo looga digayo dadka muslimiinta ah in aysan  wax ku cumin

Waana dersi aad idiin anfacaya insha,allah Waana mid kamid ah daruusta uu aqriyo shiikh abuukar xasan maalin.

Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan geeska Africa, gaar,ahaan dalkeena soomaaliya.

Gaba-gabadii waa inaan ka faa'ideysano casharadaas burqanaya oo uu inoo Aqrinaayo Allaha ka raali noqdee shiikheena Abuukar xasan maalin. 

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment