Maxaad Kala Socotaa Aafooyinka Laga Dhaxlo  Cabista Sigaarka  ( DAAWO)

Saturday December 02, 2023 - 07:18:51
0 Comments
220
ahmed raajaa
SIGAAR
Sigaarka waxaa uu keenaa xauuno badan oo halis ku ah nolosha biniaadmiga hano qoto qofka cabaya ama qofka ku dhaw labada iyadoo dad badan u dhinteen kuwana la ildaran yihiin gansar ay ka qadeen sigaarka.

Lakiin dadka soomaaliyeed oo lagu tiriyo in asal ahaan ay yihiin reer miyi ama si kale aan u dhigee xoolo dhaqato ah, weli kuma baraarugsana Arintaas .

Sanadihii todobaadtameyadii ama wixii ka horeeyay waxaa caadi ahaa cabista sigaarka, ilaa laga soogaaro 2000 iyadoo ay batay dadka u geriyooda xanuunada laga qaado sigaarka sida gansarka nocyadiisa kala duwan.

Hadaan nahay bahda warbaahinta Meeraysane, waxaan go'aan sanay in aan uga digno bulshada somaaliyeed dilagaas qarsoon si ay uga taxadaraan Caafimaadkooda.

Hadaba maadooyinka uu ka kooban yahay waxaa inoo falan qenaya sheikh mustafa xaaji ismaciil ee ka faaideysi wanaagsan. 

Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment