Barlamaanka Puntland Oo Warbixin Ka Soo Saaray Fadhigoodii Maanta (DAAWO).

Thursday December 07, 2023 - 14:07:59
0 Comments
243
ahmed raajaa
GAROOWE
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada  iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad  ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Ugu horeyn, waxaa Goluhu isla qaatay in fadhigu sii socdo inta laga dhammaystirayo ajandayaasha Golaha horyaal.

Iyadoo Golaha loo qeybiyey go’aanka Guddiga isimada SSC Khaatumo ee Xalinta Khilaafka Siyaasadeed ee Puntland, waxaana Goluhu cod aqlabiyad ah ku ansixiyey go’aankaasi.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment