Kulan diimeedkii 6,aad Ee Ansaaru Suna Oo Lagu Qabtay Nairobi Kenya.

Sunday December 24, 2023 - 15:29:31
0 Comments
59
ahmed raajaa
NAIROBI
Kulan diimeedkii 6aad ee culimada Ansaaru sunna ayaa ka furmay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

kulan  oo sannadkiiba mar la qabto ayaa waxaa ka qeyb galaya qaar ka mid ah Culimada ugu waaweyn ee dalka sida Sheekh Mustafe Ismaaciil Haaruum, Sheekh cabdirashiid Sheekh Cali Suufi, Sheekh Maxamuud Cali Jabuuti iyo qaar kale oo badan.

Shirka ayaa sannadkaan diiradda lagu saarayaa sida umaduhu u dhismaan iyo sida ay u burburaan.

Iyadoo inta badan culimadu ku bararujiyaan dadka islaamka ah gaar,ahaan dadka soomaaliyeed oo wadaaga diin, dhaqan iyo luuqad.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment