Taliyaha Taraafikada Puntland Oo Ka Warbixiyay Shilalkii dhacay Sanadka 2023-ka (DAAWO)

Monday December 25, 2023 - 16:25:31
0 Comments
224
ahmed raajaa
GAROOWE
Taliyaha ciidamada taraafikada ayaa tilmaamay sanadka 2023 shilalkii ka dhacay puntland ay ahayeen tudoba iyo toban kun iyo kow iyo toban (17,011-) shil, isagoo dhimashada ku tilmaamay 54-ruux marka loo eego sanadki hore dhimashadu ahayd 78-ruux.

Taliyaha ciidamada ilaalada wadoooyinka puntland ayaa shaaciyay tirada dhaawacyada gadiidka ka dhashay 275-ruux halka dhawaca fududna uu yahay 610.

Dhinaca gadiidka burburay ayuu ku tilmaamay inay gaarayaan 894-oo aan shaqaynin hadda, sidoo kale guryaha lagu dhacay ayuu sheegay inay yihiin 51- guri.

Bajaajta burburay oo shilalka geeystay degaanada puntland sanad 2023 ayuu taliyuhu ku sheegay inay gaarayàan 507-xabo.

Axmed maxamed Rajaa
Meeraysane.com
Galkacyo


Related Items


Leave a comment