Warbaahinta Meeraysane Oo Hambalyo ku Aadan Sanadka Cusub u diraysa shacabka soomaaliyeed

Monday January 01, 2024 - 00:15:28
0 Comments
206
ahmed raajaa
WARBAHIN XOR AH
Sanad wanaagsan 2024 meelkasta oo aad joogtaan bulshada soomaaliyeed maanta waxaa inoo bilaabanaya sanadka cusub ee 2024, meraysane media oo idin leh Hambalyo hambalyo.

Waxaan Rajaynaynaa inuu noqdo mid houmar iyo khayr u horseeda dalkeena iyo dadkeena insha,allah, hadaan naha bahda warbaahinta meeraysane qaybaheeda kala duwan waxaa idin leenahay hambalyo, Ale haka dhigo ki noo hagaagee noqda loo hanweyn yahay.

Markale Sanad wanaagsan waxaan idiin soo dooqnay heestii sanadka cusub oo uu qaaday Allaha u naxariistee fanaankii weynaa ama boqorka codka Maxamed sulaymaan tubeec oo kamid ahaa hobolalada waa beri beri samaadkii.

Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment