Madaxweynaha somaliland Oo Sheegay In Ethiopia bad ku wareejin doonaan

Monday January 01, 2024 - 20:27:57
0 Comments
107
ahmed raajaa
ADIS ABABA
Madaxweynaha somaaliland muuse biixi oo uu garab fadhiho R/wasaaraha dalka Ethiopia ayaa xaqiijiyay in dowladiis ay ku wareejin doonaan 20-km oo laga kirayn doono Ethiopia.

Isgoo xaqiijiyay in ay Ethiopia noqonayso dowlada ugu hoeysa ee aqoonsata somaaliland.

Arintaan ayaa timid kadib markii maalmo ka hor wada hadal ku yesheen dalka jabuuti dowlada federalka somaaliya iyo soomaaliland.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment