Shirkii Wasiirada XFS Qaraarkii Ka Soo Baxay Waxaa Saxaafada u Aqriyay Afhayeenka Xukuumada

Tuesday January 02, 2024 - 13:08:53
0 Comments
105
ahmed raajaa
MUQDISHO
Golaha Wasiirada xukuumada federalka somaaliya ayaa maanta war-murtiyeed ka soo saaray heshiiskii ay Somaliland la gashay Itoobiya, waxayna ku tilmaameen mid "faragelin ku ah” arrimaha gudaha ee dalkeena somaaliya.

Markii uu soo dhamaaday shirka golaha wasiirada ayaa shir saxaafadeed ku qabtay madaxtooyada Afhayeenka xukuumada federalka soomaaliya farxaan maxamed jimcaalle.

Isagoo faah faahin ka bixiyay qodobadii ka soo baxay XFS oo ahaa kuwo aad u adag.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment