Midowga Yurub oo taageeray go'aanka ka soo baxay Dowladda Soomaaliya

Wednesday January 03, 2024 - 13:30:48
0 Comments
66
ahmed raajaa
MUQDISHO
Ururka Midowga Yurub oo ka hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ayaa garab istaag u muujiyay Dowladda Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Yurub ayaa lagu yiri "Waxaa lagu war galinayaa muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

iyadoo la raacayo dastuurka u yaalla Soomaaliya, Axdiga Midowga Afrika iyo kan Qaramada Midoobay, Tani waxay fure u tahay nabadda iyo xasilloonida gobolka Geeska Afrika oo dhan.”

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment