Golaha Wasiirrada XFS oo go,aan ka soo saartay Heshiis benaadkii somaliland iyo Ethiopia

Thursday January 04, 2024 - 19:19:10
0 Comments
91
ahmed raajaa
MUQDISHO
Wasiiradda oo maanta looga hadlay xaaladda guud ee dalka, xag amni, siyaasadeed iyo dhaqaaleba gaar ahaan xadgudubka dowladda Ethiopia ee is afgarad ku sheeggii Bishan Ethiopia iyo maamulka Somaliland (ee Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya)

Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa sharraxay go’aamadii muhiimka ahaa ee ka soo baxay shirka ay yesheen golaha wasiirada xukuumada federalka somaaliya.

Arintan ayaa timid ka dib markii 1/1/2024 ay heshiis ku sheeg ay ku ysheen magaalada Adis Ababa madaxweynaha somaaliland iyo R/wasaaraha Ethopia.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment