Jimce wanaagsan ku soo dhawaada dersigeeni oo ka hadlaya baabu masu ra,asi

Friday February 09, 2024 - 14:52:16
0 Comments
57
ahmed raajaa
MUQDISHO
Jimce wanaagsan mar kale meel kasta oo aad joogtaan waa mid kamid ah dersigeeni jimcaha ahaa oo maanta uu shiikha casharkaan waxa uu ka hadlayo baabu masxu ra,asi.

Sida caadada inoo ahayd maalinkasta oo jimce ah ayaan idiin soo gudbinaa waana muhiim insha,allah, wuxuuna ka hadlayaa inta la dhaqaayo madaxa.

Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan caalamul islaam, gaar,ahaan dalkeena soomaaliya.

Ugu danbeyntii waa inaan ka faa'ideysano casharadaas dur-duraya oo uu inoo Aqrinaayo Allaha ka raali noqdee shiikheena Abuukar xasan maalin.


Meeraysane.com

 

Related Items


Leave a comment