n ka badan 20-ruux oo ku geeriyootay dagaal beleed ka dhacay gobolka mudug

Friday February 09, 2024 - 22:05:13
0 Comments
70
ahmed raajaa
GALDOGOB
Dagaalkan ayaa la tilmaamay In ka badan 20 ruux oo ka kooban dhinacyadii dagaallamay ay ku geeriyoodeen dagaalka ayaa ahaa mid aad u qaraar oo dhexmaray laba maleeshiyo  beeleed degaanka Jiic-boor ee galbeedka gobolka Mudug.

Iyadoo la soo sheegayana in dhaawaca kor u dhaafaya 30 ruux, dagaalka ayaa istaagay makhribnimadii maanta.

Dagaalka ayaa dhexmaray laba maleshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda Galdogob iyo Bandiiradley, isagoo la sheegay in uu bilowday kadib markii maleeshiyaad ka yimid dhinaca Bandiiradley ay af-duubteen  haweeney ah iyo carruur ay dhashay.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment