MUQDISHO
Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo maanta dood adag ka yeeshay shaxda dib u-eegista Dastuurka KMG ah ee dalka oo dhawaan doodiisa ay bilaabi doonaan labada Gole.
Sanatar Fartuun Cabduqaadir (Karaama) oo ah Habdhowraha Golaha ayaa faah faahisay qodobadka ugu muhiimsan ee looga hadlay shirka maanta ee guddiga joogtada ah.
Iyadoo tilmaantay in si toos ah uu u furmidoono ka doodista dastuurka 24-feberayo 2024.
Meeraysane.com
Leave a comment