Ciidamada police-ka puntland oo gacanta ku dhigay nin dil ka gaystay galkacyo

Monday February 12, 2024 - 17:40:22
0 Comments
56
ahmed raajaa
GALKACYO
Ciidamada police-ka puntland ayaa gacanta ku soo dhigay gacan ku dhiigle dil ka gaystay magaalada galkacyo.

Taliska Qeybta Boliska gobolka mudug ayaa Waxaa usuura gashay in ay gacanta ku soo dhigaan Eedaysane Gacan ku dhiigle Liibaan cumar axmad 22jir ina sacdiyo maxamed cali oo xalay Tooreey ku dilay Galkacyo allaha unaxariistee Marxuum Mohamed Abdullahi Guuleed 29 jir ina Aamino

Haddii aad heshid xog ku saabsan falal Amni daro ama aad arragtid wax aad ka shakisan tahay iyo wax walba oo la Xiriira dhaq-dhaqaaqa Amniga Puntland.

Sida lagu soo qoray boga Facebook ee police-ka, La soo xiriir Ciidanka Booliska gobolka mudug oo #Wac 0905540000 ama 0905500000 haddii aad ka warbixinayso dembi socda ama haddii ku jirto khatar degdeg ah 24/7 Mahadsanidin

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment