BOSAASO
Hawlgal ay wadeen ciidamada puntland 2-dii habeen ee u danbeeyay gudaha magaalada Boosaaso ayaa lagu qafaalay soo-galootigii ka yimid Itoobiya u dhashay Qowmiyadda Oromada.
Hawlgalka qafaalka ah ayaa bilowday kadib falal amni-darro oo ku soo noq noqday magaalada Boosaaso, kuwaas oo ay ku jira dilal iyo qaraxyo.
Iyadoo dadka Soo-galootiga la qabtay qaarkood baaritaan lagu hayo kadib tuhun laga muujiyay in ay xiriir la leeyihiin kooxaha argagixisada ah.
Meeraysane.com
Leave a comment