Kooxo hubaysan oo nin ku dilay bartamaha magaalada galkacyo

Thursday February 15, 2024 - 12:15:36
0 Comments
94
ahmed raajaa
GALKACYO
Kooxo hubaysan ayaa bartamaha magaalada galkacyo ku dilay nin ganacsade ahaa oo bakhaar ku haystay magaalada.

Qaar kamid ah dadkii goob jooga yaasha ahaa oo u waramay meeraysane ayaa sheegay in mashaqada ay ka bilaabatay ilmo laysku qabsaday taas oo aakhirkii keentay in marxuumkaas maanta u geeriyoodo.

Arintaan ayaa siweyn looga hadal hayaa gudaha magaalada galkacyo, mana jiraan cid ka tirsan laamaha amniga oo ka hadashay dilkan.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment