Jimce wanaagsan ku soo dhawaada dersigeeni oo ka hadlaya baabu biayi rijleyni yabda,u

Friday February 16, 2024 - 15:03:44
0 Comments
52
ahmed raajaa
MUQDISHO
Jimce wanaagsan mar kale meel kasta oo aad joogtaan waa mid kamid ah dersigeeni jimcaha ahaa oo maanta uu shiikha casharkaan waxa uu ka hadlayo baabu biayi rijleyni yabda,u

Sida caadada inoo ahayd maalinkasta oo jimce ah ayaan idiin soo gudbinaa waana muhiim insha,allah, wuxuuna ka hadlayaa lugaha Mira La hor dhaqaayo.

Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan caalamul islaam, gaar,ahaan dalkeena soomaaliya.

Ugu danbeyntii waa inaan ka faa'ideysano casharadaas dur-duraya oo uu inoo Aqrinaayo Allaha ka raali noqdee shiikheena Abuukar xasan maalin.


Meeraysane.com

 

Related Items


Leave a comment