Sedex ruux oo lagu dilay degaan hoostaga degmada mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Sunday February 18, 2024 - 14:09:36
0 Comments
40
ahmed raajaa
SHABEELADA DHEXE
Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe  ayaa tilmaamaya in xalay lagu dilay saddex ruux oo ganacsato ahaa, islamarkaasnaa kamid ahaa ganacsato laga garanaayo degaanada Gobolkaas.

Maleeshiyo beeleed hubaysan ayaa ganacsatada ku dilay tuulo lagu magacaabo Diinlaabe hoostagta degmada Mahadaay, xilli ay ku sugnayeen hal meel, sidaasna rasaas lagu furay ugu geeriyoodeen.

dilka sedexdaan marxuum ee gnacsatada ah ayaa salka ku haya aanooyin qabiil oo horay uga dhacay tuulooyin hoostaga gobolka shabeelada dhexe.

MEERAYSANE.COM

Related Items


Leave a comment