MUQDISHO
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya Mudane Cabdullahi bin Mudlaq alcutaybe .
Inta uu kulankaasu socday, ayaa waxaa laga wada hadlay waxaa ugu muhiimsanaa; howlaha dib u heshiisiinta , Xasillinta dalka iyo iskaashi dhexmara Wasaaradda arimaha gudaha iyo ururka Jaamacadda Carabta ee dhinacyada nabad-dhiska Soomaaliya iyo arrimo kale.
iyadoo kulnkaasi lagu lafa guray arrimo muhiim ah, waxaa uuuna ku soo dhamaaday jawi aad u wanaagsan.
Meeraysane.com
Leave a comment