Gudoomiyaha g/banaadir oo maanta dhagax dhigay isgoyska towfiiq ilaa misaanka dhuxusha

Monday February 26, 2024 - 14:18:56
0 Comments
42
ahmed raajaa
MUQDISHO
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Dhagax-dhigay dhismaha Wadada Laamiga ee Isgoyska Towfiiq illaa Miisaanka Dhuxusha ee Degmada Yaaqshiid.

Munaasabadda Dhagax-dhiga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka G/Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid, Odayaasha Dhaqanka, Haweenka, Ardeyda iyo Qeybaha kala gedisan ee Bulshada Degmada Yaaqshiid.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment