Madaxweynaha JFS oo sagootiyay Safiirkii dalka Turkiga ee Soomaaliya

Wednesday February 28, 2024 - 13:33:59
0 Comments
48
ahmed raajaa
MUQDISHO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah Madaxtooyadda Qaranka kula qaatay safiirka dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga, mudane İbraahim Mete YAĞLI oo uu u dhamaaday muddo xileedkiisa.

Madaxweynaha Qaranka ayaa Safiirka ku amaanay dadaalladii diblomaasiyadeed ee uu ku bixiyey horumarinta iskaashiga labada dal.

Safiirkan ayaa dhamaystay muddo xilleedkiisii uu joogay dalka somaaliya isagoo ku faraxsan ka shaqaynta diblumaasiyadeed ee labada dal.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment