Jimce wanaagsan ku soo dhawaada dersigii jimcaha oo ka hadlaya baabu xilyati wuduu,i

Friday March 01, 2024 - 17:45:51
0 Comments
54
ahmed raajaa
MUQDISHO
Jimce wanaagsan mar kale meel kasta oo aad joogtaan waa mid kamid ah dersigeeni jimcaha ahaa oo maanta uu shiikha casharkaan waxa uu ka hadlaya baabul xilyati wuduu,I.

Sida caadada inoo ahayd maalinkasta oo jimce ah ayaan idiin soo gudbinaa waana muhiim insha,allah, wuxuuna ka hadlayaa lugaha Mira La hor dhaqaayo.

Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan caalamul islaam, gaar,ahaan dalkeena soomaaliya.

Gaba-gabadii waa inaan ka faa'ideysano casharadaas dur-duraya oo uu inoo Aqrinaayo Allaha ka raali noqdee shiikheena Abuukar xasan maalin.

Meeraysane.com


 

Related Items


Leave a comment