Bulshada somaliyeed oo soo dhaweeyay xukunkii maxkamadu ku riday ninkii gubay xaaskiisa (DAAWO).

Thursday March 07, 2024 - 14:26:44
0 Comments
49
ahmed raajaa
MUQDISHO
Qaar kamid ah dadka somaaliyeed ayaa soo dhaweeyay xukunkii shalay lagu riday dambiile said Cali.

maxkamada G/Banaadir ayaa Go,aan ka gaartay kiiska loo haystay dambiile Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedaysnaa inuu gubay xaaskiisa luul cabdi casiis.

Kiiskaas ayaa soo maray marxalado kala duwan, iyadoo aakhirkii maxkamada gobolka Banaadir ku xukuntay dil toogasho ah.

Arintaan ayaa noqonaysa mid cadaalad ah hadii sidii maxkamadu amartay loo fuliyo, dadkuna isku racaan cadaalada alle.

Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment