Wasiirka Gaashaandhigga ee XFS iyo sii hayaha safiirka mareykanka oo ka wada hadlay la dagaalanka Al shabaab

Saturday March 09, 2024 - 21:44:54
0 Comments
71
ahmed raajaa
MUQDISHO
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo  sii-hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya mudane Shane L. Dixon oo magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay ayaa wada hadlayay  dadaallada DFS ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, hirgelinta Qorshaha Horumarinta Amniga Soomaaliya iyo Qorshaha ATMIS.

Wasiirka ayaa Danjiraha kaga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee horumarinta nabadda & amniga Soomaaliya ee ay dowladda Mareykanku la garab taagan tahay dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Related Items


Leave a comment