Madaxweynaha Dowladda Puntland oo  goobjoog ka noqday dhaarinta golaha wasiirada cusub

Sunday March 10, 2024 - 22:01:42
0 Comments
79
ahmed raajaa
GAROOWE
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta xubnaha Golaha Wasiirada cusub oo maanta ka dhacday qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland, sidoo kale Madaxweynaha oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor waxay kulan hamblyo iyo soo dhoweyn ah la qaateen Golaha Wasiirada ee Cusub.

Waxaa faahfaahiyey Af-hayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland, Mudane Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani).

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Related Items


Leave a comment