Warbaahinta Meeraysane oo hambalyo ku aadan  bisha barakaysan u diraysa shacabka soomaaliyeed

Monday March 11, 2024 - 14:11:21
0 Comments
84
ahmed raajaa
GALKACYO
Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan saxiibayaal, hadaan nahay bahda warbaahinta Meeraysane waxaan hambalyo  u diraynaa shacabka somaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Inagoo idin leh bishaan bisheeda kale ku gaara bash, bash iyo barwaaqo saxiibada hawada inagala docdoow dhamaantiin.

Ugu danbeeyntii waxaan rajaynaynaa khayr iyo barwaaqo soonkana idiin noqdo mid lagu barakoobo insha,allah .

Ramadaan kariim

Related Items


Leave a comment