Madaxweynaha Puntland Oo Muddo Bil Ah Ku Sugan Magaalada Galkacyo.

Sunday September 08, 2024 - 14:42:55
0 Comments
29
ahmed raajaa
GALKACYO
Madaxweynaha puntland oo dhinda indhaynaya xaalada guud ee gobolka mudug

Madaxweynaha ayaa dersaya xaaladaha ka jira goboka mudug iyo sida uu u dareenssiin lahaa dowladnimada shacabka gobolka mudug.

Isagoona madaxweyna isha ku haya amniga guud ee magaalada galkacyo, iyadoona ciidamada PMPF bilabeen sugida amniga gobolka mudug.

Related Items


Leave a comment