Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay wafdi ka socda Barriga Afrika

Sunday October 06, 2024 - 23:56:44
0 Comments
290
ahmed raajaa
MUQDISHO
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta kulan muhiim ah layeeshay Agaasimaha Ururka Heeganka Barriga Africa Paul Kahuria Njema.

Taliye Ibraahim iyo Paul Kahuria ayaa ka wada hadlay Amniga gobolka, Qatarta Argagixisada iyo arrimo kale.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Agaasimaha Ururka Heeganka Barriga Africa kala hadlay sidii ay gacan uga geysan lahaayeen dhismaha iyo qalabeynta Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Related Items


Leave a comment